(Akhriso) Maamulka Galmudug oo ka hadlay dagaalkii xalay ka dhacay Dhuusamareeb

Maamulka Galmudug ayaa war ka soo saaray iska horimaad hubeysan oo xalay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb kaasoo dhexmaray ciidamo taabacsan Galmudug iyo kuwa Ahlu sunna. Iska horimaadkan ka dhacay Dhuusamareeb ayaa bilowday markii gaari ay la socdeen ciidamada Ahlu sunna oo kasoo baxay xerada Inji uu jiiray kontrol ay joogeen ciidamada Galmudug sida wararku sheegayaan, … Continue reading (Akhriso) Maamulka Galmudug oo ka hadlay dagaalkii xalay ka dhacay Dhuusamareeb